Biyaha webiga Nile: Inkaarta Soomaalida & Itoobiya oo isha ku haysa kullanka Madaxweynaha Masar Iyo Farmaajo

IMG_9822Biyaha webiga Nile: Inkaarta Soomaalida

Water Diplomacy – Weligii iyo waaqii webiga Nile wuxuu u ahaa nolol dadka ku ag nool. Xaddaaradda gabawday ee dhulka hada Masar loo yaqaan waxaay ku dhalatay, ku barbaartay oo ku tanaaday naxariista biyaha webiga. Umadihii hore waxaay u yaqaaniin Nile Ilaah. Si wayn ayaay u ciseen jireen.

Dadka reer Masar 95% waxaay ku nool yihiin webiga dhiniciisa. Dhulka intiisa kale waa lama degaan aan lagu noolaan karin. Jirintaanka Masar waxaay ku tiirsan tahay Nile. La’aantii waay madhanayaan. Nile ku uma keeno Masaarada biyo keliya, ee sidoo kale wuxuu ugu deeqaa ciid macdan badan leh oo uu ka soo qaado buuralayda Ethiopia. Ciddaas oo weligeed bacarmiye u ahayd beeralayda Maasarida. Read the rest of this entry

Advertisements

Go’aanka Soomaaliya kala gudboon loolanka ka dhex bilowday dowladaha Carabta

IMG_8730Go’aanka Soomaaliya kala gudboon loolanka ka dhex bilowday dowladaha Carabta


June 6, 2017 – Somali diaspora Diplomatic– Marka aad maqasho sida ay xowli ugu socoto arrinta Qadar, oo Sacuudiga, Imaaraadka iyo wadamo kale oo carbeed ay xiriirka u jareen hadana ugu dareen xayiraado cir, dhul, bad, isgaarsiin iyo duulimaad. Waxaad isweydiinaysa Soomaaliya maxa la gudboon? Read the rest of this entry

“Finanzia la Jihad”. Arabia Saudita, Egitto, Emirati Arabi e Bahrein rompono le relazioni col Qatar

“Finanzia la Jihad”. Arabia Saudita, Egitto, Emirati Arabi e Bahrein rompono le relazioni col Qatar

Terremoto diplomatico a poche settimane dalla visita di Donald Trump a Riad. Chiuse le frontiere, da Emirates ed Etihad stop ai voli

King of Saudi Arabia Salman bin Abdulaziz in Qatar
Arabia Saudita, Egitto, Emirati Arabi, Bahrein e Yemen hanno rotto le relazioni diplomatiche con il Qatar, accusato di sostenere il terrorismo. Il Qatar è stato escluso dalla coalizione militare araba che opera nello Yemen, sotto comando saudita. Read the rest of this entry

A SOMALI PRESIDENT FOR A DAY

imageA SOMALI PRESIDENT FOR A DAY

Moment Research Consultancy
Saturday, December 17, 2016

BADDEYDU IIB MA AHA ! AAWAY BADDEENII ?

1. So you want to become the president of Somalia… and you feel ready to tackle the different challenges facing this post-conflict nation. Here is what to expect:

2. Welcome to Somalia, poor, corrupted, fractured, insecure with weak and under-developed institutions. The government apparatuses are ineffective and inefficient to carry the smallest imaginable task. Its people are tired, frustrated, humiliated, and deceived by unscrupulous businessmen and opportunistic tribal minded politicians. This has allowed them to mortgage their future and accept every promise from these pseudo-politician and witty clansmen. Read the rest of this entry

SOMALIA’S ‘FRAGILE STATE’ STATUS IS NOT A CAUSE FOR CELEBRATION

image

SOMALIA’S ‘FRAGILE STATE’ STATUS IS NOT A CAUSE FOR CELEBRATION

Moment RESEARCH Consultancy


Global Somali Diaspora Peace Initiative – Four years ago Somalis in the homeland and in the Diaspora were looking forward to a change of government and the end of the transitional government in Somalia. What the Somali Federal Government, the successor to the former Transitional Federal Government, has so far achieved by reluctantly or partially facilitating formation of federal states is not as noteworthy as the monumental failure to reduce dependency on AMISOM and create nation-wide security forces, an inclusive army and pave the way for one-person-one-vote elections in 2016.

According to Michael Keating, the Special Representative of the Secretary-General of United Nations for Somalia, “the population has low expectations of and little faith in government. In many areas, Al Shabaab is more effective in providing security and rule of law – albeit their own brutal version – than government.” Keating’s predecessor, Nicholas Kay, argued that “Somalia”.

As Sir Professor Paul Collier of Oxford University’s Blavatnik School of Government has argued recently “fragile states are the epicenter of human tragedy“, where people lead miserable lives in an environment in which they are not safe. A fragile state “is a nightmare for others.” Is the Somali Federal Government to blame for not holding one person, one vote elections? In a fragile state “elections do not work and power does not turn into legitimate authority”, says Professor Collier. Read the rest of this entry

In la wada hadlo waa Caafimaad, laakin lama huraan waa ilaalinta “Danta Guud – Dantaada, Danteyda iyo Danta Soomaalida kale si horay loogu socdo.

imageIn la wada hadlo waa Caafimaad, laakin lama huraan waa ilaalinta “Danta Guud – Dantaada, Danteyda iyo Danta Soomaalida kale si horay loogu socdo.


GlobalSomaliDiaspora – Soomaalida guud ahaan waxaa beryahan la soo dirsay jahwareer badan oo ka heysto fahamka xaalada cakiran ee waddanka ka jirto waqtigan iyo xarig jiidka siyaasadeed ee u dhaxeeyo madaxda maamulada Soomaaliya dhaxdooda oo dhinac ah iyo madaxda maamulada iyo DFS oo dhinac kale ah. Read the rest of this entry

SOMALI POPULATION AS OF TODAY

image imageRead More: Somalia

Bar AMA Baro News » Madaxweyne Axmed: “Beesha Lixaad ayaa utalisay Soomaali”

imageBar AMA Baro –  Madaxweynaha Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowladda Jubaland ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtey garoonka diyaaradaha kaga warbixiyey safarkiisii Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxmaed Islaam ayaa duhurnimadii maanta kasoo laabtay safarkii uu ku tagay Muqdisho oo uu ooga qayb galay qayb kamid ah shirkii madasha wadatashiga waxaa uuna shir jaraa’id oo dheer kaga warbixiyay go’aannadii kasoo baxay shirkii Muqdisho.

Waxa uu sheegay in shirkaasi kusoo dhamaaday fashil, wuxuuna intaasi ku daray in masuuliyiinta Soomaaliyeed ay ku guuldarasyteen in ay go’aan gaaraan kaddibna ay go’aan khasab ah gaareen waxa uu ugu yeeray dowladda Federaalka iyo beesha lixaad oo uu ula jeeday beesha caalamka.

Read the rest of this entry